Qeexid
"(c.nafl.) Naasley mandheer leh."
"(c.nafl.) Naasley mandheer leh."
Wadaag:
(c.nafl.) Xubin laga helo naasleyda iyo xayawannada kale ee ilmaha dhala, kaas oo uurjiifku ku dhejisan yahay gidaarka ilmagaleenka. ld maldheer.
m.dh
Wadaag:
Hoore layig ah oo midabka biyaha u eg, jiijiidma oo kala goysyada nafleyda ku jira.
m.l
Wadaag:
Erey qof labood ah oo lala hadlayo, waalidna loo yahay, dareenkiisa lagu soo jeediyo. ld maandhow.
u.j
Wadaag:
Nooc ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka soomaaliyeed ka mid ah, oo leh jiib, jaan, sacab iyo biro la isku garaaco oo ragga iyo dumarku ay wada ciyaaraan.
ld beeraley.
m.dh
Wadaag:
Geed miro cas-cas iyo guduudba leh dhala oo la cuno.
Miraha mandharuugga; murcood.
m.l
Wadaag:
(fals.) Baaris iyo aragti falsafadeed, malaha iyo fekerka aasaas u ah.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Shey qaab jawaan leh oo ka samaysan xerko yar yar oo saahan, jawaankana ka qaadweyn, oo lagu shubto badarka, miraha iwm.
m.dh
Wadaag:
Mindhicirka geela kiisa yaryar; oo saaladu kabaxdo; xiidme.
m.dh
Wadaag:
(-llo, m.dh) Shulug dheer, adag dhogor ka samaysan oo roobka dhaxanta iwm laga qaato.
m.l
Wadaag: