"(-naahij, m.dh) Barnaamij wax barasho loo dejiyo."
Wadaag:
(-nan, m.l) Ubax yar oo udgoon oo waqtiga jiilaalka geedaha qaarkood baxshaan.
m.l
ld mino.
m.dh
Faal dhinaca qof faal dhigaya soo xiga.
Deeq Eebbe bixiyo.
Abaal sheegashada cid wax la siiyay lagu abaalsheegto. ld minno.
Dad iyo duunyo inta tabarta daran; maato.
m.dh.u
ld maso.