Qeexid
"Socod gaaban oo raaxaysi ku jiro samayn. ld majabbaxso, mijabbaxso, minjabbaxso."
[-saday, -satay]
manjabbaxs aday
manjabbaxs atay
f.mg3"Socod gaaban oo raaxaysi ku jiro samayn. ld majabbaxso, mijabbaxso, minjabbaxso."
Wadaag:
eeg manjabbaxso. ld majabbaxsad, majabbaxsasho, majabbaxsi.
m.f.dh
Wadaag:
Cararid.
Ka f.: wax la hayey gacan ka fakasho.
U f.: qof inuu la dagaallamo qof kale u fakasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax duubnaa kala fidsasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Cashar qur'aan oo aan weli la gaarin sii barasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag: