Qeexid
"manjagorortay ahaansho. ld majagororsan, mijagororsan, minjagororsan."
"manjagorortay ahaansho. ld majagororsan, mijagororsan, minjagororsan."
Wadaag:
Taagnaan badan darteed ku daalid. ld majagoror2, mijagoror2, minjagoror2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Lugo ka daalin. ld majagorori, mijagoriri, minjagorori.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
ld majagoror1, majagororid, mijagoror1, mijagororid
m.dh
Wadaag:
eeg manjagorori. ld majagoririn, mijagororin, minjagororin.
m.f.dh
Wadaag:
eeg manjagororsan. ld majagororsanaan, majagororsanaansho, manjagororsan
m.f.dh
Wadaag: