Qeexid
"Qof, wax manjarrooray ahaansho. ld majarroorsan, mijarrorsan, minjarroorsan."
[-naa, -nayd]
manjarroorsan aa
manjarroorsan ayd
f.mg4"Qof, wax manjarrooray ahaansho. ld majarroorsan, mijarrorsan, minjarroorsan."
Wadaag:
eeg manjarroorsan. ld majarroorsanaan, majarroorsanaansho, manjarroorsan
m.f.dh
Wadaag:
Muddo dheer cid meel istaajin. ld majarroori, mijarroori, minjarroori.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-rro, m.dh) Masharaaf.
ld manjarroorid. Daal ka yimaada taagnaan badan.
m.l
Wadaag:
(-ray -rtay) Taagnaan badan ku daalid. ld majarroor2, mijarror2, minjarror2.
f.mg1
Wadaag:
Isbeddelid (arrin).
Ilmo sidkoodii dhammaaday madaxa hoos u soo rogasho. ld majarrogo, mijarrogo, minjarrogo.
f.mg3
-gay, -gtay
Wadaag:
eeg manjagororsan. ld majagororsanaan, majagororsanaansho, manjagororsan
m.f.dh
Wadaag:
eeg manjarrogo. ld majarrogasho, mijarrogasho, minjarrogasho.
m.f.dh
Wadaag: