Qeexid
"Qaabka loogu fariisiyo ilmo saxaroonayo ama kaadshaya iyaga oo labada lugood la dul saarayo. ld majasaar1, mijasaar1, minjasaar1."
"Qaabka loogu fariisiyo ilmo saxaroonayo ama kaadshaya iyaga oo labada lugood la dul saarayo. ld majasaar1, mijasaar1, minjasaar1."
Wadaag:
Ilmo saxaroonayo ama kaadshayo lugo saarid. ld majasaar2, mijasaar2, minjasaar2.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Lakaybo isdul saar saaran.
Afarta meesi ee xoolaha midkood.
Degaan geedo iyo ciid isku mid ah leh. 4. Dhawr warqadood oo turub ah oo hal mar la isku qaato ama la wada bixiyo. 5. Maal.
m.l
Wadaag:
(-ro, m.l) Qalab ka kooban daab iyo bir af leh oo geedaha iwm lagu gooyo; godin.
m.dh
Wadaag:
Taagnaan badan darteed manjo ku daalid.
Naxdin awgeed la tabardarreyn. ld majasuux2.
f.mg1
-xay, -xday
Wadaag:
Cid taagnaan badan ku daahin. ld majaxuusi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Saaridda hal ama sac ilmo ka dhintay maqaarkiisa loo saaro ilmo kale si ay ugu godlato.
M. ah: qof waxa uu u magacaabanyahay aan awood u lahayn.
ld maqaarsaarid.
m.l
Wadaag:
Taagnaan badan oo manjuhu ku daalaan.
Manjaha oo tabar darreeya naxdin awgeed. ld majasuux1.
m.l
Wadaag:
Gadgaddoonka iyo taaha uu qof buka sameeyo xanuun awgiis.
Cida ay sameeyaan xoolo ilmohooda u soo insaarixinaya.
m.l
Wadaag:
(-rro, m.dh) Masharaaf.
ld manjarroorid. Daal ka yimaada taagnaan badan.
m.l
Wadaag: