Qeexid
"Taagnaan badan darteed manjo ku daalid."
Qeexid Xigta
Naxdin awgeed la tabardarreyn. ld majasuux2.
[-xay, -xday]
manjasuux2 ay
manjasuux2 day
f.mg1"Taagnaan badan darteed manjo ku daalid."
Naxdin awgeed la tabardarreyn. ld majasuux2.
Wadaag:
Cid taagnaan badan ku daahin. ld majaxuusi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Taagnaan badan oo manjuhu ku daalaan.
Manjaha oo tabar darreeya naxdin awgeed. ld majasuux1.
m.l
Wadaag:
Wax taagnaan ku daalay ahaansho (qof).
Naxdin awgeed wax manajaha ka tabardarreeyo ahaansho (qof). ld majasuuxsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg manjasuuxsan. ld majasuuxsanaan, majasuuxsanaansho, manjasuuxsanaan
m.dh
Wadaag:
Qaabka loogu fariisiyo ilmo saxaroonayo ama kaadshaya iyaga oo labada lugood la dul saarayo. ld majasaar1, mijasaar1, minjasaar1.
m.l
Wadaag:
Ilmo saxaroonayo ama kaadshayo lugo saarid. ld majasaar2, mijasaar2, minjasaar2.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Qof taagan ama socda lugihiisa dhulka ka qaadid si uu u dhaco.
Xukun afgembin. ld majaxaabi, mijaxaabi, minjaxaabi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Isbeddelid (arrin).
Ilmo sidkoodii dhammaaday madaxa hoos u soo rogasho. ld majarrogo, mijarrogo, minjarrogo.
f.mg3
-gay, -gtay
Wadaag: