Qeexid
"Cid u abaalsheegasho. ld minnasheego."
[-gtay, -gatay]
mannasheeg tay
mannasheeg atay
f.mg3"Cid u abaalsheegasho. ld minnasheego."
Wadaag:
eeg mannasheego. ld mannasheegad, minnasheegad, minnasheegasho.
m.f.dh
Wadaag:
Dacwad, arrin, qaan iwm jeedsasho.
Wax aan la ahayn ama la lahayn isku tilmaamid.
f.g3
-gtay, -gatay
Wadaag:
Deeq Eebbe bixiyo.
Abaal sheegashada cid wax la siiyay lagu abaalsheegto. ld minno.
m.dh
Wadaag:
Ku m.: Alle cid wax ugu deeqid. ld minnee.
f.mg2
-neeyay, -neysay
Wadaag:
Ku m.: Alle cid wax ugu deeqid.
Cid ku abaal sheegasho. ld minneyso.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
(-gayaal, m.l/dh) Qof aan hawsha ka daalin; maddaale.
m.l
Wadaag: