Qeexid
"eeg mannee. ld minneyn."
"eeg mannee. ld minneyn."
Wadaag:
Ku m.: Alle cid wax ugu deeqid.
Cid ku abaal sheegasho. ld minneyso.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Ku m.: Alle cid wax ugu deeqid. ld minnee.
f.mg2
-neeyay, -neysay
Wadaag:
Deeq Eebbe bixiyo.
Abaal sheegashada cid wax la siiyay lagu abaalsheegto. ld minno.
m.dh
Wadaag:
eeg macaanee. ld macaaneys, macayn, macays, micayn, micays.
m.f.dh
Wadaag:
(-nan, m.l) Ubax yar oo udgoon oo waqtiga jiilaalka geedaha qaarkood baxshaan.
m.l
Wadaag: