Qeexid
"(-xay, -xday; -qixi) Dad badan oo meel wada jooga hal mar wada qoslid. ld minqax2."
"(-xay, -xday; -qixi) Dad badan oo meel wada jooga hal mar wada qoslid. ld minqax2."
Wadaag:
(-syo, m.dh) Laba birood oo isku xiran afna leh oo wax lagu jaro; qardhabo. ld maqas.
m.l
Wadaag:
(-xayt, -xday; -qixi) Dooro ukun dhali rabta qaylo samayn. ld qaxanqax2.
f.mg1
Wadaag:
Hilib wax isbeddeley noqosho.
Wax suyacay noqosho (Caano, biyo iwm).
f.mg1
Wadaag:
Maro, xaashi iwm wax ku tirtirid.
Ku m.:dufan, dhoobo iwm meel ku dhoobod.
Ku m.:wax si xoog ah wax kale ugu dhufasho.
f.g1
Wadaag:
(-nan, m.l) Ubax yar oo udgoon oo waqtiga jiilaalka geedaha qaarkood baxshaan.
m.l
Wadaag:
Laba qof oo dagaalsan heshiisiin.
Cid wax ay gocanayso ama ka carootey ku raaliggelin.
f.g1
Wadaag:
(-xo, m.dh) (bot.) Nudo cunto gudbiya oo ay leeyihiin dhirta keliya. Cuntada waxay ka soo qaadaan halka lagu sameeyo, waxaanay geeyaan meelaha looga baahanyahay, sida meelaha korritaanka.
m.dh
Wadaag:
(fiis.) Dhalan-rogga bu' kaahfale ihi iskeed ugu beddelanto bu' farcan ah taas oo ah ama aan ahayn kaahfale. Marka bixitaanka hal ama in ka badan oo saxarro ama footoono ah.
m.l
Wadaag:
(-xay, -xday; qaxi/qixi) Cabsi awgeed meel si degdeg ah uga guurid.
f.mg1
Wadaag: