Qeexid

"(-byo, m.dh) Darajo."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mansab oo kali ah:
  • Haddii uu intii hore adduun ku mamanaa, hadda wuxuu heegan ugu jiraa sidii uu kursi ugu fadhiisan lahaa. mansabkaasna wuxuu ku raadinayaa kitaabka Alle ayaan idinku xukumayaa.
  • Buuni wuxuu intaa ku daray inaanay ujeedadiisu ahayn inuu ka shaqaysto maal iyo mansab jacayl aanu midna hayn ee uu u danaynayo aayatiinka dalka oo uu xog-ogaal u yahay xaaladiisa, halka ay taagantahay.