Qeexid
"Cunto caloosha ku jirto oo afka laga keeno. ld matag1."
"Cunto caloosha ku jirto oo afka laga keeno. ld matag1."
Wadaag:
Cunto caloosha ku jirto afka ka keenid. ld matag3.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
Cid mantag ka keenid.
Ka m.: cid fal ay sameeysay eedsiin. ld mataji.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Mid ka mid ah uunka, oo laga abuuray nuur iyo iftiin.
Malag loo soo diro nafleyda in uu nafta ka qaado.
Dhimasho; wed. ld meleg1.
m.l
Wadaag:
Jirro dadka ku dhacda oo ka timaaddo nafaqo xoolaad la'aan.
M. ah: faras aan la jarabarin.
ld magaagid.
m.l
Wadaag:
(-nan, m.l) Ubax yar oo udgoon oo waqtiga jiilaalka geedaha qaarkood baxshaan.
m.l
Wadaag: