Qeexid
"Cid mantag ka keenid."
Qeexid Xigta
Ka m.: cid fal ay sameeysay eedsiin. ld mataji.
[-iyay, -isay]
mantaj yay
mantaj say
f.g2"Cid mantag ka keenid."
Ka m.: cid fal ay sameeysay eedsiin. ld mataji.
Wadaag:
Cunto caloosha ku jirto oo afka laga keeno. ld matag1.
m.l
Wadaag:
Cunto caloosha ku jirto afka ka keenid. ld matag3.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
(-nan, m.l) Ubax yar oo udgoon oo waqtiga jiilaalka geedaha qaarkood baxshaan.
m.l
Wadaag: