Qeexid
"ld mayac1."
"ld mayac1."
Wadaag:
Caano dhaynimadii ka tegay suusacna aan gaarin.
Kibir. ld manyac1.
m.l
Wadaag:
Dhadhan wanaagsan oo dhuuni leeyahay.
Neef aan caato ahayn, baruur badanna lahayn; lafqab.
Dhunkasho (caruureed).
m.dh
Wadaag:
Erey qof, meel ama wax gaar ahaan loo yaqaan oo loogu yeero.
M. leh: qof sharaf, wanaag iyo geesinnimo lagu yaqaan.
m.l
Wadaag:
(-nan, m.l) Ubax yar oo udgoon oo waqtiga jiilaalka geedaha qaarkood baxshaan.
m.l
Wadaag:
Nooc ka mid ah mariidka oo laga isticmaalo xeebta iyo Jubbada Hoose; waxaa laga sameeyaa dhecaan geed; maanyo, qubleey, libin.
m.l
Wadaag: