Qeexid
"ld mayac2."
[-cay, -cday]
manyac2 ay
manyac2 day
f.mg1"ld mayac2."
Wadaag:
Mayac noqosho (caano).
Wax kibray noqosho. ld manyac2.
f.mg1
Wadaag:
Wax macaan ahaansho.
Cano dhay eh ahaansho.
Wax cayilan ahaansho (neef).
f.mg4
-caa, -cayd
Wadaag:
(-cyo, m.dh) (nax.) Qaybaha hadalka mid ka mid ah, oo tilmaama wax nool (gabar, faras iwm), wax aan noolayn (bir, loox iwm) iyo waxyaabo kale. M. caadyaal: wuxuu tilmaama waxyaabo la taaban karo (buug, qalin iwm); m. cillaneed: wuxuu tilmaama shay leh tayo aanay dareemi karin shanta dareemayaal (jacayl, fikrad, run iwm); m. gaar: magac si gaar ah u tilmaama noole ama shay (Maandeeq, Xamar, Cali, Jubba iwm); m. guud: magac si guud ah u tilmaama qof, xayawaan ama shay (gabar, lo', magaalo iwm); m. urur: magac tilmaama koox noole ama shay (xayn, geel, dad iwm).
m.l
Wadaag:
(-nan, m.l) Ubax yar oo udgoon oo waqtiga jiilaalka geedaha qaarkood baxshaan.
m.l
Wadaag:
(-cay, -cday; -tici) Hadal aan macno lahayn ku hadlid.
f.mg1
Wadaag:
Nooc ka mid ah mariidka oo laga isticmaalo xeebta iyo Jubbada Hoose; waxaa laga sameeyaa dhecaan geed; maanyo, qubleey, libin.
m.l
Wadaag: