Qeexid
"War la maqlay aan goobjoog loo ahayn."
"War la maqlay aan goobjoog loo ahayn."
Wadaag:
(-no, m.l) Bir af qoroofan oo xagga dambe dalool ku leh oo mallaayga lagu dabo.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) Qoraal mawduuc saameeyo oo lagu soo daabaco joornaal ama majallad. ld maqaal, maqaalo.
m.dh
Wadaag:
(-nno, m.dh) Meel la yaqaan oo sheekh caan ah lagu xuso.
ld mekhaan. Darajo.
ld mekhaan. Sharaf; maamuus; qaymo.
m.l
Wadaag:
(c.nafl.) Qaybta adag ee weliba ah lakabka ugu hooseeya ee haragga lafdhabarleyda. Lakabka kale waa dubka bare. Haraggu wuxuu ka koobanyahay nudo isku xidhayaal miiqan, kuwaas oo ay ku dhex jiraan dhuumahadhiiggu, dhammaadka dareenwadka iyo naasleyda) goonka tina ah, qanjidhada dufanka iyo marinnada dhididka.
m.l
Wadaag:
Qof cid ama hay'ad u shaqeeya oo mushaar ka qaata.
Qof muruqmaal ah.
m.l.u
Wadaag:
Cid caan ah magaceeda ku shaqaysasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Qof aan hawsha ka daalin, hawlkar.
m.l
Wadaag:
Hanti.
Habka hanti loo maamulo.
Aragtida wax soo saarka iyo qaybinta hantida. ld dhaqaalo.
m.l
Wadaag:
Cid aan joogin ahaasnho.
Wax lumay shaanbo.
Qof maahsan ahaansho.
f.mg4
-qnaa, -qnayd
Wadaag: