Qeexid

"Cid war dhagaysiin. ld maqalsii."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maqashii oo kali ah:
  • Haddaba gunnaanadka faaladan waxa aan dawladda iyo nimanka xilka haya u sheegayaa in aanay dhayalsan ama aanay noqon qawda maqashii waxna kale oo iyana soo raacda caafimaadka oo ah nolosha qof kasta oo Alle abuuray, la’aantiisna waxba aanu socon karin.
  • Kulankaas oo madax-kuusku soo gaadhi kari waayay, waxaan idin maqashiin doonaa, Gabay geedkaa le’eg oo halkaa weriye Abwaan ahi ka tirshay.