Qeexid
"(-do, m.l) Xaflad weyn oo cid wax loogu qaaraamo."
"(-do, m.l) Xaflad weyn oo cid wax loogu qaaraamo."
Wadaag:
(-do, m.l) Qori xalleefsan oo qaybo isle'eg qaybsan, oo wax lagu cabbiro, ama xarriiqaha lagu sadriyo. ld masdaro, mastarad, mastaro.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) Saliid cunto oo laga helo miraha geedka sisinta marka la shiido. ld macsaro (2).
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) Khudbad cilmiyeed oo meel fagaare ah laga jeediyo. ld muxaadaro.
m.dh
Wadaag: