Qeexid
"ld maqiiqid."
"ld maqiiqid."
Wadaag:
Ku m.: meel xoog ku jiirsiin (wax).
Ku m.: wax wax kale si xoog leh ugu tuurid.
Isku m.: si gabbasho la'aan ah oo dagaal ku jiro cid isugu taagid.
f.mg1
-qay, -qday
Wadaag:
Si degdeg iyo nasasho la'aan ah wax meel ugu socdo ahaasnho.
Si gabbasho la'aan ah wax uga soo horjeedo ahaansho (wax).
f.mg4
-qnaa, -qnayd
Wadaag:
Q. isku qarin: hargalulid (qof), iska yeelyeelid (qof).
ld qaac1.
m.l
Wadaag: