Qeexid
"ld maqli (1)."
"ld maqli (1)."
Wadaag:
ld maqle. Beer, bari iyo hilib la jarjaray oo laysku shiilay.
Dixri ku dhasha hilibka baruurta leh.
m.l
Wadaag:
Cid aan joogin ahaasnho.
Wax lumay shaanbo.
Qof maahsan ahaansho.
f.mg4
-qnaa, -qnayd
Wadaag:
(dii.) Magacyada Ilaah mid ka mid ah; Eebbe; Alle; Weyne. ld mowle.
m.l
Wadaag:
Qof aan joogin noqosho.
Qof maahsan noqosho.
f.mg3
-naaday, -naatay
Wadaag:
Galabnimada marka qorraxdu dhacdo.
(dii.) Salaadda la dukado marka qorraxdu dhacdo. ld makhrib.
m.l
Wadaag: