Qeexid

"Beer maqli ka dhigid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maqlee oo kali ah:
  • Shaqaalaha iyo dalxiisayaasha la socday doonidan dalxiis ayaa sheegay inay maqleen rasaas badan rasaastii la is-dhaafsanayay, iyagoo carabka ku dhuftay in dadka qaarkood ay qayliyeen.
  • Gudoomiye ku xigeenka Xisbul Islam ee Gobolka Banaadir wuxuu sheegay inay maqleen in DF ay dagaalka u kaashanayso Mareykanka, balse aanay filayn inay ka gaari doonaan guulo, maadaama aanay Alle kaashanayn.