Qeexid
"Wax maamulasho."
[-day, -dday]
maqoorad2 ay
maqoorad2 day
f.g1"Wax maamulasho."
Wadaag:
Wax maammuulasho (arrin, xafiis, guri iwm).
f.g3
-atay, -adatay
Wadaag:
Qof dhagax la dhicid.
Shaqal af carabi ah ku dhawaaqiddiisa jiidid. ld med2.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Wax qurmay oo googo'ay noqosho (hilib).
Wax aad loo karshay noqosho (hilib).
Wax gaboobay oo googo'ay noqosho (dhar).
f.mg1
-day, -dday
Wadaag: