Qeexid
"Qof raalli noqosho. ld mabsuud2."
[-day, -dday]
maqsuud2 ay
maqsuud2 day
f.mg1"Qof raalli noqosho. ld mabsuud2."
Wadaag:
Cid maqsuud ka dhigid. ld mabsuudi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-do, m.dh) (baay.) Dareere hurdi caddaan saafiya ah, kaasi oo soo hadha marka dhiiggu xinjiroobo kaddib, badanaana wuxuu ka kooban yahay balaasmo aan lahayn wakiillada xinjirowga dhiigga.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Bir weyn oo libaax badeedka lagu dilo marka badda laga soo saaro.
m.l
Wadaag:
maqsinka dawada m.l (maqaasiin ..., m.l) (daaw.) Meel dawooyin takhtar soo qoro lagu diyaariyo oo lagu siiyo bukaannada sida badan waxay ka mid tahay qaybta bukaansocod-eektaada ee isbiitaal leeyahay.
Wadaag: