Qeexid
"Cid maqsuud ka dhigid. ld mabsuudi."
[-iyay, -isay]
maqsuud yay
maqsuud say
f.g2"Cid maqsuud ka dhigid. ld mabsuudi."
Wadaag:
Qof raalli noqosho. ld mabsuud2.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Libaax - badeed maasuud ku dilid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Biyo, kayn iwm wax dhex marin, iyadoo aan la arkayn.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Nooc ka mid ah dharka la xirto oo midab cad leh; bafto.
m.dh
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Bir weyn oo libaax badeedka lagu dilo marka badda laga soo saaro.
m.l
Wadaag:
maqsinka dawada m.l (maqaasiin ..., m.l) (daaw.) Meel dawooyin takhtar soo qoro lagu diyaariyo oo lagu siiyo bukaannada sida badan waxay ka mid tahay qaybta bukaansocod-eektaada ee isbiitaal leeyahay.
Wadaag: