Qeexid Xigta
ld mabsuudid.
ld mabsuudid.
Wadaag:
Cid maqsuud ka dhigid. ld mabsuudi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Qof raalli noqosho. ld mabsuud2.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Libaax - badeed maasuud ku dilid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
maqsinka dawada m.l (maqaasiin ..., m.l) (daaw.) Meel dawooyin takhtar soo qoro lagu diyaariyo oo lagu siiyo bukaannada sida badan waxay ka mid tahay qaybta bukaansocod-eektaada ee isbiitaal leeyahay.
Wadaag: