Qeexid
"Dheeldheelliga uu sameeyo markab doon iwm oo badsaaran. ld maraabe, maraame, maraamo."
"Dheeldheelliga uu sameeyo markab doon iwm oo badsaaran. ld maraabe, maraame, maraamo."
Wadaag:
Doon, markab iwm hadba dhan u iilasho. ld maraamee.
f.mg2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
(-ro, m.l) Qalqalooc ama xarar wax la qorayo loo yeelo.
m.dh
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Khiyaamo waqti lumin iyo luggooyo ku jirto; dhagar. ld mardaddabaan, mardaddabo.
m.dh
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Qof gef sameeyay neef ganaax ahaan looga qalo.
m.dh
Wadaag:
Weel wax aan wax ku jirin ahaansho, neef irmaan wax candhada laga maray ahaansho.
Qof wax maskaxda laga galay ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Qof wax dhacay goobjoog u ahaa; markhaati.
Arrin ama raad caddaynayo wax dhacay.
m.l
Wadaag: