Qeexid
"Haweeney salaaxid."
[-iyay, -iday]
maraaci2 yay
maraaci2 day
f.mg1"Haweeney salaaxid."
Wadaag:
(-ro, m.l) Qalqalooc ama xarar wax la qorayo loo yeelo.
m.dh
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Qof gef sameeyay neef ganaax ahaan looga qalo.
m.dh
Wadaag:
Dheeldheelliga uu sameeyo markab doon iwm oo badsaaran. ld maraabe, maraame, maraamo.
m.dh
Wadaag:
Doon, markab iwm hadba dhan u iilasho. ld maraamee.
f.mg2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
Biyo fadhiya dhaqdhaqaaq yar samayn.
Balli, war, weel iwm biyo ka buuxsamid. ld haraaci2.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Qof wax dhacay goobjoog u ahaa; markhaati.
Arrin ama raad caddaynayo wax dhacay.
m.l
Wadaag: