Qeexid
"(c.nafl.) Nooc mallaayga gadiirka u eg oo badda soomaaliyeed ku badan."
"(c.nafl.) Nooc mallaayga gadiirka u eg oo badda soomaaliyeed ku badan."
Wadaag:
(-ro, m.l) Qalqalooc ama xarar wax la qorayo loo yeelo.
m.dh
Wadaag:
Cid maaweelo nayaayiro leh u jeedin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Qof gef sameeyay neef ganaax ahaan looga qalo.
m.dh
Wadaag:
Dheeldheelliga uu sameeyo markab doon iwm oo badsaaran. ld maraabe, maraame, maraamo.
m.dh
Wadaag:
Doon, markab iwm hadba dhan u iilasho. ld maraamee.
f.mg2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
Marqaan gayeysiin (qof). ld marqaansii, murqaami.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: