Qeexid

"(-ro, m.l) Qalqalooc ama xarar wax la qorayo loo yeelo."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maraar oo kali ah:
  • Maraara dillaac ayuu bartii la fadhiistay, isaga oo maankiisa xawli uga shaqaysiinaya.