Qeexitaan & Macnaha Ereyada Afka Soomaaliga
Qor erayga aad rabto, kaddibna hel macnahiisa!
marad
Qaab-dhismeedka (Naxwe)
magac / noun
Lab / masculine
Wadaag:
Tusaale
Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga marad oo kali ah:
Erayada u qoraal eg: `marad`
maarad
Qeexid
ld maadasho.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
makhmarad
Qeexid
(-do, m.l) Weel khamrada laga gato laguna cabbo.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
marcurad
Qeexid
Neef xoola ah oo hal mar keliya wax dhalay.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
masdarad
Qeexid
(-do, m.l) Qori xalleefsan oo qaybo isle'eg qaybsan, oo wax lagu cabbiro, ama xarriiqaha lagu sadriyo. ld masdaro, mastarad, mastaro.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
maraxsad
Qeexid
ld maraxsasho.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
maraq
Qeexid
Meyrax la jilciyay oo geela naasaha looga maro si aan loo nuujin.
Fuud.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
marax
Qeexid
Hilib wax isbeddeley noqosho.
Wax suyacay noqosho (Caano, biyo iwm).
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
marag
Qeexid
Ceego. ld mereg.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
marax
Qeexid
Wax la kaydsado; dhaqaale.
Hilib muddo yiil oo aan isbeddelin.
Ur suyac ah.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
macsarad
Qeexid
(-do, m.l) Saliid cunto oo laga helo miraha geedka sisinta marka la shiido. ld macsaro (2).
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
maraqsad
Qeexid
ld marqasho.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
maraq
Qeexid
Hal irmaan afarteeda naas oo dhan ama qaar ka mid ah marid, si aan loo nuugin, ama loo lisin.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
maran
Qeexid
Weel wax aan wax ku jirin ahaansho, neef irmaan wax candhada laga maray ahaansho.
Qof wax maskaxda laga galay ahaansho.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg4
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
maqdarad
Qeexid
(-do, m.l) Xaflad weyn oo cid wax loogu qaaraamo.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
mastarad
Qeexid
ld masdarad.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
marag
Qeexid
Qof wax dhacay goobjoog u ahaa; markhaati.
Arrin ama raad caddaynayo wax dhacay.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
maraa
Qeexid
(maraa, m.dh) Geed qodax leh oo laf adag. ld maraay.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
mandarad
Qeexid
Muraayad.
Guri dabaq ah.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
maangarad
Qeexid
ld maangarasho.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
mashxarad
Qeexid
Haween mashxarad samayn.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag: