Qeexid
"Cid maaweelo nayaayiro leh u jeedin."
[-iyay, -isay]
maradhaam yay
maradhaam say
f.g2"Cid maaweelo nayaayiro leh u jeedin."
Wadaag:
Wax dhaqaalayn. ld maradhaaree.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Cid si fiican u dhaqaalayn.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
eeg maradhaari. ld maradhaarayn, maradhaaris, maradhaaro.
m.f.dh
Wadaag:
Xoolo la xaday, xoolo kale ku beddelid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Marqaan gayeysiin (qof). ld marqaansii, murqaami.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(c.nafl.) Nooc mallaayga gadiirka u eg oo badda soomaaliyeed ku badan.
m.l
Wadaag:
Ceel biyo ka doonid.
Weel buuxin.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag:
Waxaaga oo la deysto oo qof kale wixii, wax lagu qabsado; wax dhaqaalaysi; tashiilad; maradhaaro.
m.dh
Wadaag: