Qeexid
"Wax dhaqaalayn. ld maradhaaree."
[-iyay, -isay]
maradhaar yay
maradhaar say
f.g2"Wax dhaqaalayn. ld maradhaaree."
Wadaag:
eeg maradhaari. ld maradhaarayn, maradhaaris, maradhaaro.
m.f.dh
Wadaag:
Cid maaweelo nayaayiro leh u jeedin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Mindhicirka geela kiisa yaryar; oo saaladu kabaxdo; xiidme.
m.dh
Wadaag:
(-ro, m.l) Qalqalooc ama xarar wax la qorayo loo yeelo.
m.dh
Wadaag:
Dalag beereed moohaar ku qiyaasid ama ku cabbirid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: