Qeexid
"ld maragsii."
[-saday, -satay]
marags aday
marags atay
f.g3"ld maragsii."
Wadaag:
Qof wax dhacay goobjoog u ahaa; markhaati.
Arrin ama raad caddaynayo wax dhacay.
m.l
Wadaag:
Nafleey wax la merjiyay ahaansho. ld meregsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Cid marag ka dhigasho. ld maragso.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
eeg maragsan. ld maragsanaansho, meregsanaan, meregsanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Weel wax aan wax ku jirin ahaansho, neef irmaan wax candhada laga maray ahaansho.
Qof wax maskaxda laga galay ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Wax dhacay oo goobjoog loo ahaa sheegid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Sheegidda wax dhacay oo goobjoog loo ahaa la sheego. ld maragfurid.
m.l
Wadaag:
(-cay, -cday; -kici) Wax dhacay oo goobjoog loo ahaa sheegid.
f.mg1
Wadaag:
Meyrax la jilciyay oo geela naasaha looga maro si aan loo nuujin.
Fuud.
m.l
Wadaag:
Wax la kaydsado; dhaqaale.
Hilib muddo yiil oo aan isbeddelin.
Ur suyac ah.
m.l
Wadaag:
Hal irmaan afarteeda naas oo dhan ama qaar ka mid ah marid, si aan loo nuugin, ama loo lisin.
f.g1
-rqay, -raqday
Wadaag: