Qeexid

"Weel wax aan wax ku jirin ahaansho, neef irmaan wax candhada laga maray ahaansho."

Qeexid Xigta

Qof wax maskaxda laga galay ahaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb