Qeexid
"Miskaha geela korkooda."
"Miskaha geela korkooda."
Wadaag:
(-ro, m.l) Qalqalooc ama xarar wax la qorayo loo yeelo.
m.dh
Wadaag:
Wiil, gabadh dabakeen ah ku mataansan oo la aaminsanyahay in uu falxad yahay.
Wan ama waxar dabakeen ku mataansan.
m.l
Wadaag:
Meyrax la jilciyay oo geela naasaha looga maro si aan loo nuujin.
Fuud.
m.l
Wadaag:
Hal irmaan afarteeda naas oo dhan ama qaar ka mid ah marid, si aan loo nuugin, ama loo lisin.
f.g1
-rqay, -raqday
Wadaag:
(-ro, m.l) Qalab ka kooban daab iyo bir af leh oo geedaha iwm lagu gooyo; godin.
m.dh
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Hilib karis ka batay awgiis maraq noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Weel wax aan wax ku jirin ahaansho, neef irmaan wax candhada laga maray ahaansho.
Qof wax maskaxda laga galay ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Qof wax dhacay goobjoog u ahaa; markhaati.
Arrin ama raad caddaynayo wax dhacay.
m.l
Wadaag:
Qof aad u jilicsan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax dhaqaalayn. ld maradhaaree.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: