Qeexid
"Haween la qabo marashi siin. ld marashee."
[-yeeyay, -yaysay]
marashiye eeyay
marashiye aysay
f.g2"Haween la qabo marashi siin. ld marashee."
Wadaag:
ld marasho 1. Dharka ninku siiyo naagta uu qabo.
(-iyo, m.dh/-iyaal, m.l./dh) Harqoodka qaybtiisa birta ah ee dhulka gasha.
m.dh
Wadaag:
Qof haween ah wax arratiran ahaansho. ld marashaysan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg marashiyeysan. ld marasheysnaan, marasheysnaansho, marashiyeysnaansh
m.f.dh
Wadaag:
Doon, markab iwm hadba dhan u iilasho. ld maraamee.
f.mg2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
Qof wax dhacay goobjoog u ahaa; markhaati.
Arrin ama raad caddaynayo wax dhacay.
m.l
Wadaag: