Qeexid
"Qof haween ah wax arratiran ahaansho. ld marashaysan."
[-naa, -nayd]
marashiyeysan aa
marashiyeysan ayd
f.mg4"Qof haween ah wax arratiran ahaansho. ld marashaysan."
Wadaag:
eeg marashiyeysan. ld marasheysnaan, marasheysnaansho, marashiyeysnaansh
m.f.dh
Wadaag:
Haween la qabo marashi siin. ld marashee.
f.g2
-yeeyay, -yaysay
Wadaag:
ld marasho 1. Dharka ninku siiyo naagta uu qabo.
(-iyo, m.dh/-iyaal, m.l./dh) Harqoodka qaybtiisa birta ah ee dhulka gasha.
m.dh
Wadaag:
Bakoorad, jeedal iwm oo qarash lagu sameeyey ahaansho. ld qarashayeysan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Hadal, hees, gabay iwm wax murti loo yeelay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax la dhaqaaleyey ahaansho.
Hilib wax suyacay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Nafleey wax la merjiyay ahaansho. ld meregsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Mushkilad wax la maareeyey ahaansho.
Wax daxalaysatay ahaansho (bir).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax margaday ahaansho (nafley). ld mergaysan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
(-smay, -santay; -smi) Qoryo, wax la madkeeyey noqosho.
f.mg1
Wadaag: