Qeexid
"eeg marashiyeysan. ld marasheysnaan, marasheysnaansho, marashiyeysnaansh"
"eeg marashiyeysan. ld marasheysnaan, marasheysnaansho, marashiyeysnaansh"
Wadaag:
Qof haween ah wax arratiran ahaansho. ld marashaysan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Haween la qabo marashi siin. ld marashee.
f.g2
-yeeyay, -yaysay
Wadaag:
eeg qarasheysan. ld qarashayeysnaan, qarasayeysnaansho.
m.f.dh
Wadaag:
ld marasho 1. Dharka ninku siiyo naagta uu qabo.
(-iyo, m.dh/-iyaal, m.l./dh) Harqoodka qaybtiisa birta ah ee dhulka gasha.
m.dh
Wadaag:
eeg margaysan. ld margaysnaansho, mergaysnaan, mergaysnaan.
m.f.dh
Wadaag: