Qeexid
"Orod dheer oo lagu tartamo."
"Orod dheer oo lagu tartamo."
Wadaag:
Weel wax aan wax ku jirin ahaansho, neef irmaan wax candhada laga maray ahaansho.
Qof wax maskaxda laga galay ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Qof wax dhacay goobjoog u ahaa; markhaati.
Arrin ama raad caddaynayo wax dhacay.
m.l
Wadaag:
(-ro, m.l) Qalqalooc ama xarar wax la qorayo loo yeelo.
m.dh
Wadaag:
Wax la kaydsado; dhaqaale.
Hilib muddo yiil oo aan isbeddelin.
Ur suyac ah.
m.l
Wadaag:
Meyrax la jilciyay oo geela naasaha looga maro si aan loo nuujin.
Fuud.
m.l
Wadaag:
Hal irmaan afarteeda naas oo dhan ama qaar ka mid ah marid, si aan loo nuugin, ama loo lisin.
f.g1
-rqay, -raqday
Wadaag:
matoor danabeed m.l (-dyo, m.dh) (fiis.) Makiinad tamar danabka u beddesha tamar makaanikaad. Makiinadaha noocani waa nadiif, deggan, lehna karti aad u sarreysa (75- 90%).
Wadaag:
Hilib wax isbeddeley noqosho.
Wax suyacay noqosho (Caano, biyo iwm).
f.mg1
Wadaag:
(-nno, m.dh) Qalab xoojiya codadka yaryar oo hirarka jabaqda u beddela tamardanabeed, kaasoo loo sii beddeli karo jaqab marka lagu qaado silig ama silig la'aanba. ld maggaroofan.
m.l
Wadaag:
(-nno, m.dh) Qalab tamarta jabaqda u beddesho tamar danab. Waa qaybta ugu horreysa ee telefoonnada iyo war baahiyayaasha.
m.l
Wadaag:
(-nno, m.dh,) (kiim.) Saxar saleed ku jira bu'da, leh cuf le'eg ka borotoonka mase leh saldanab. Xaaladaha qaarkood, niyuutaroonku waxa uu u mataataxaa orotoon, elektaroon iyo lid niyuutariino aan celceliska cimrigoodu ka badanin 12 daqiiqo, marka ay ka baxaan bu'da atamka.
m.l
Wadaag:
Dheeldheelliga uu sameeyo markab doon iwm oo badsaaran. ld maraabe, maraame, maraamo.
m.dh
Wadaag: