Qeexid
"Qalab bir, caag iwm ah oo koronto ku shaqeeya, wareegsado oo guriyaha la suro ama meel la saaro oo neecaaw qabow keena."
Qeexid Kale
Qufac isdabajoog ah; riiraxiyo. ld marawaxo, marwaxad, marwaxo.
Qeexid Xigta
Babbis.
"Qalab bir, caag iwm ah oo koronto ku shaqeeya, wareegsado oo guriyaha la suro ama meel la saaro oo neecaaw qabow keena."
Qufac isdabajoog ah; riiraxiyo. ld marawaxo, marwaxad, marwaxo.
Babbis.
Wadaag:
Wax babbin.
Marwaxad wax ku qaboojin. ld marwaxadi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
marwaxad neefeed m.dh (-dyo ..., m.dh) (tegno.) Neef ka timid cadaadis motoor oo loo adeegsado motoor wax wareejiya.
Wadaag:
(-do, m.l) Maro, xaashi iwm oo wax lagu tirtiro; catir. ld masaxo1.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l/-saliix, m.dh) Dan, faa'iido. ld maslaxo.
m.dh
Wadaag:
Weel wax aan wax ku jirin ahaansho, neef irmaan wax candhada laga maray ahaansho.
Qof wax maskaxda laga galay ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Qof wax dhacay goobjoog u ahaa; markhaati.
Arrin ama raad caddaynayo wax dhacay.
m.l
Wadaag: