Qeexid
"Wax babbin."
Qeexid Xigta
Marwaxad wax ku qaboojin. ld marwaxadi.
[-iyay, -isay]
marawaxad yay
marawaxad say
f.g2"Wax babbin."
Marwaxad wax ku qaboojin. ld marwaxadi.
Wadaag:
Qalab bir, caag iwm ah oo koronto ku shaqeeya, wareegsado oo guriyaha la suro ama meel la saaro oo neecaaw qabow keena.
Babbis.
Qufac isdabajoog ah; riiraxiyo. ld marawaxo, marwaxad, marwaxo.
m.dh
Wadaag:
marwaxad neefeed m.dh (-dyo ..., m.dh) (tegno.) Neef ka timid cadaadis motoor oo loo adeegsado motoor wax wareejiya.
Wadaag:
Nafley aad uu silcin. ld meryaadi, miryaadi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Cod qaraaxad u yeelid.
Si kaftan ah cid waxaan jirin uga fidin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Qof wax dhacay goobjoog u ahaa; markhaati.
Arrin ama raad caddaynayo wax dhacay.
m.l
Wadaag:
Wax halis ka dhawrid. ld maari.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Weel wax aan wax ku jirin ahaansho, neef irmaan wax candhada laga maray ahaansho.
Qof wax maskaxda laga galay ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Hal irmaan afarteeda naas oo dhan ama qaar ka mid ah marid, si aan loo nuugin, ama loo lisin.
f.g1
-rqay, -raqday
Wadaag:
Meyrax la jilciyay oo geela naasaha looga maro si aan loo nuujin.
Fuud.
m.l
Wadaag:
Wax la kaydsado; dhaqaale.
Hilib muddo yiil oo aan isbeddelin.
Ur suyac ah.
m.l
Wadaag: