Qeexid
"Dad inta maalqabeenka iyo madaxda ah."
"Dad inta maalqabeenka iyo madaxda ah."
Wadaag:
Ciidan gaar ahaaneed oo ka tirsanaa xooggii Daraawiishta.
m.dh
Wadaag:
Qof wax dhacay goobjoog u ahaa; markhaati.
Arrin ama raad caddaynayo wax dhacay.
m.l
Wadaag:
Weel wax aan wax ku jirin ahaansho, neef irmaan wax candhada laga maray ahaansho.
Qof wax maskaxda laga galay ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Qalab bir, caag iwm ah oo koronto ku shaqeeya, wareegsado oo guriyaha la suro ama meel la saaro oo neecaaw qabow keena.
Babbis.
Qufac isdabajoog ah; riiraxiyo. ld marawaxo, marwaxad, marwaxo.
m.dh
Wadaag:
Wax babbin.
Marwaxad wax ku qaboojin. ld marwaxadi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax la kaydsado; dhaqaale.
Hilib muddo yiil oo aan isbeddelin.
Ur suyac ah.
m.l
Wadaag:
Hilib wax isbeddeley noqosho.
Wax suyacay noqosho (Caano, biyo iwm).
f.mg1
Wadaag: