Qeexid

"Dhar cad, suuf ah, adag oo reer miyigu qaataan."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maraykaan oo kali ah:
  • Baarlamaanka Maraykaanku markii ay arkeen badownimada ka muuqatay Ina Buushe ayey ku yidhaahdeen “Goo Ciraaq are Yuu Haaf waa waxaad ka gurtaaye”.
  • Madaxweynaha Raashiya oo ay geeri iyo godobiba u soo hoyatay ayaa bahal cadho ah meel cidla ah isla yuubay, wuxuuna yidhi “Wii aarnot afraydh, wii haaf de ganis and shuut dem Terariisam layk ee Maraykaan”.