Qeexid
"Neef xoola ah oo hal mar keliya wax dhalay."
"Neef xoola ah oo hal mar keliya wax dhalay."
Wadaag:
Dhalidda marka ugu horreeysa ay wax dhalaan dheddigoodka.
m.dh
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Hanti iwm oo lagu furto qof la qafaalay.
ld madaxfurasho.
m.l
Wadaag: