Qeexid
"Xarragada dhar qurxoon lagu xarragoodo."
"Xarragada dhar qurxoon lagu xarragoodo."
Wadaag:
M. ah: qof lacagta, xoolaha aad u jecel oo dantiisa wax kasta ka hormariya.
m.l.kh
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Khiyaamo waqti lumin iyo luggooyo ku jirto; dhagar. ld mardaddabaan, mardaddabo.
m.dh
Wadaag:
/dh (bot.) Geed-quwaax dhererkiisu meel dhexaad yahay, qodax lahayn, caleen yaryar iyo laamo jilicsan leh,oo ka baxa buuraha dhaadheer iyo dhadhaabah korkooda, oo dhale xabag udgoon oo la shito.
m.l
Wadaag:
Khad; dawaad.
Awrta waaweyn siiba kuwa qooqan madowga ay ku yeeshaan qadaadka. ld middaad.
m.dh
Wadaag:
(fiis.) M. ah: tibix la cabbiri karo ama qiimaheeda xisaabeed la soo saari karo.
m.l.kh
Wadaag:
Cid khiyaamid si loo luggooyo.
f.g2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
(fals.) Fikrad falsafadeed oo aammisan in adduunka aan jirin wax aan maaddo ahayn.
m.dh
Wadaag:
(-nno, m.dh) Aanshuun adag oo dhoobo ka sameeysan; jalxad.
m.l
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Xirmo dhis ah oo carshaanta, muddullada iwm lagu wareejiyo iyaga oo isku xiraya dhista gurigu ka sameysanyahay.
m.dh
Wadaag: