Qeexid
"(-nno, m.dh) Aanshuun adag oo dhoobo ka sameeysan; jalxad."
"(-nno, m.dh) Aanshuun adag oo dhoobo ka sameeysan; jalxad."
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Khiyaamo waqti lumin iyo luggooyo ku jirto; dhagar. ld mardaddabaan, mardaddabo.
m.dh
Wadaag:
Cid khiyaamid si loo luggooyo.
f.g2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Xirmo dhis ah oo carshaanta, muddullada iwm lagu wareejiyo iyaga oo isku xiraya dhista gurigu ka sameysanyahay.
m.dh
Wadaag:
Weel wax aan wax ku jirin ahaansho, neef irmaan wax candhada laga maray ahaansho.
Qof wax maskaxda laga galay ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
eeg margan. ld marganaansho, merganaan, merganaansho.
m.f.dh
Wadaag:
eeg marqan. ld maraqsanaan, maraqsanaansho, marqanaansho.
m.f.dh
Wadaag: