Qeexid
"Cid khiyaamid si loo luggooyo."
[-beeyay, -baysay]
mardabe eeyay
mardabe aysay
f.g2"Cid khiyaamid si loo luggooyo."
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Khiyaamo waqti lumin iyo luggooyo ku jirto; dhagar. ld mardaddabaan, mardaddabo.
m.dh
Wadaag:
Doon, markab iwm hadba dhan u iilasho. ld maraamee.
f.mg2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
Dhibaato qarsoon cid gaarsiin.
f.g2
-beeyay, -beysay
Wadaag:
(-nno, m.dh) Aanshuun adag oo dhoobo ka sameeysan; jalxad.
m.l
Wadaag:
Wax midab u yeelid.
Reer hayaan ah habeen meel ku sii dhixid; midbee.
f.g2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Xirmo dhis ah oo carshaanta, muddullada iwm lagu wareejiyo iyaga oo isku xiraya dhista gurigu ka sameysanyahay.
m.dh
Wadaag:
U m.: qof si wanaagsan u soo dhoweyn. ld marxabbeysii.
f.g2
-beeyay, -beysay
Wadaag:
Daliig; liid.
Naqshado diillimo ah oo caw, ama caws ah oo ka dhex muuqda derin ama raar samaysan midkood.
m.dh
Wadaag: