Qeexid
"Daliig; liid."
Qeexid Xigta
Naqshado diillimo ah oo caw, ama caws ah oo ka dhex muuqda derin ama raar samaysan midkood.
"Daliig; liid."
Naqshado diillimo ah oo caw, ama caws ah oo ka dhex muuqda derin ama raar samaysan midkood.
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Xirmo dhis ah oo carshaanta, muddullada iwm lagu wareejiyo iyaga oo isku xiraya dhista gurigu ka sameysanyahay.
m.dh
Wadaag:
eeg maryaadi. ld maryaadis, meryaadin, meryaadis, miryaadin.
m.f.dh
Wadaag:
(-nno, m.dh) Labo dhagax oo mid fidsanyahay kan kaleetana mucdanyahay oo badarka lagu riqdo, iyadoo labada dhagax laysku rugayo; shiid. ld mixdin.
m.l
Wadaag: