Qeexid

"Maro cad, culus oo loo isticmaalo shiraaca doonayaha."

Qeexid Kale

Xarig labaraab ah.

Qeexid Xigta

Xirmo qaad ah oo ka kooban toban majood.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine