Qeexid
"Qoolasha maqasha qoorta loo geliyo."
Qeexid Xigta
Summad geela qoorta looga dhigo, oo ah goobaabin qoorta ku wareegsan.
"Qoolasha maqasha qoorta loo geliyo."
Summad geela qoorta looga dhigo, oo ah goobaabin qoorta ku wareegsan.
Wadaag:
Geed qodax lahayn, miro cas oo macaan, oo la cuno caleemo yaryar iyo ulo toosan leh oo geelu aad u jecelyahay.
Miraha geedka mareerka.
m.l
Wadaag:
(fiis.) Mareeg elektarooniko oo ka samaysan gudbiye, kuna daaban oogada xaashi-sallax ma gudbiye ah. Mareegaha noocani waxa beryahan aad loogu isticmaalaa qalabka elektaroonikada.
m.dh
Wadaag:
Xiddig kuwa dayaxa ugu dhow ka mid ah oo soo baxa xilliga dayrta.
Qof haween ah oo dhalatay 14- naadka dayaxeed oo dadku aaminsanyihiin inay ayaandhalad tahay.
m.dh
Wadaag:
Si farsama leh arrin u xallin.
Maar ka dhigid.
f.g2
-reeyay, -reysay
Wadaag:
Wax soohid.
Cid shirqool u dhigid.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
Meel gudbid.
Dhaarasho.
Wax, wax ku duubid. 4. Wax baabuur iwm dardarid. 5. Nafley dabayl jin iwm ku dhicid. 6. Isku m.: wax xoog isku duubid. 7. Isu m.: laba meel oo kala jaho ah socod gaadiid iwm ku wada gaarid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax walba ee dumarku dhexda ku xirtaan.
Qiimaha naagnimo.
m.dh
Wadaag:
(-rar, m.l) Waqti la yaqaan oo bilow iyo dhammaad leh; goor, kol.
M.kayga, m.kaaga iwm: kolkayga, kolkaaga iwm.
M.kiiba: isla waqtigiiba, durba. 4. ld marid.
m.l
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) Qof madax ka ah mashruuc weyn ama wakaalad.
m.l
Wadaag:
mar3 xi. 1. (nax.) Isla m.ka ama isla m.kii: oraah lagu xiriiriyo weer waqtiley ah oo tilmaamaysa fal dhacay isla waqtigii midka weerta xorta ahi uu bilaabmayo. Tus. “Isla markii uu yimid shaqo ayuu bilaabay”. 2. (nax.) M.ka ama m.kii: oraah lagu xiriiriyo weer waqtiley ah. Tus. “Markii uu Warsame dhoofay ayaan gegida dayuuradaha ka soo noqday”.
Wadaag:
Weel wax aan wax ku jirin ahaansho, neef irmaan wax candhada laga maray ahaansho.
Qof wax maskaxda laga galay ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Xirmo dhis ah oo carshaanta, muddullada iwm lagu wareejiyo iyaga oo isku xiraya dhista gurigu ka sameysanyahay.
m.dh
Wadaag:
Haweeney la qabo oo sumcad fiican ku leh dadka dhexdiisa; gaari.
Haweenay.
ld murwo (2).
m.dh
Wadaag:
Wax tashiilid.
Hilib marax ka dhigid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Xarig xooggan soohid.
Wadaan ceel biyo uga dhurid.
Dufan ama midab wax ku malaasid. 4. U m.: qof wax u akhriyid. 5. U m.: gabay cid u tirsin. 6. Cid rasaas ku layn. 7. Wax goob ku socodsiin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: